Waxaan helnay 118 Studio oo kuyaala
Wadada darban vil 0788208196 email kiisa japan.anc88@hotmail.com
Cep town gaar ahan bellvil , South Africa
Bulsho studiyo wuxuu ku yaalaa bartamaha xaafada boosniya waxaadna ka heli kartaa heesihii hore kuwii dambe iyo ku wii dhexe.
Waxaadna nagala soo xiriiri kartaa taleefoonada kala ah 25262339463 ama 252615583079
Gurceel , Somalia
Studio Malaayow Wuxuu ku yaalaa Boqortooyada Sacuudi Arabia, Magaalada Jeddah Gaar ahaaan Xaafadda Anakish, Studio Malaaayow Waxaad ka heli kartaa Duubista Cajaladaha Aroosyada iyo Xafladaha, waxaana gacma furan kugu soo dhaweenaayo Maamulaha Studiowga Mr Xasan Malaay. Waxaad nagala soo xariiri kartaan Mob:00966552010239 ama Emqail: studiomalaayow@hotmail.com ayadoo hooshaada lasguugu qaban doono 10 minute online. Mahadsanidiin.
jeddah , Saudi Arabia
wuxuu kuyaalaa wollerau schwyz fritweg 2 8832 wollerau maamulaha studioga waa salaad faarax dalab sameeyahay waa guhaad xaga soo dhaweeyntana waa maxamed dheere waxaadna naga heli kartaa tell:0041438880237 ama 0041783072085 waad mahadsantihiin
wollerau schwyz , Switzerland
Waxaaan dhamaaan ogeysiinayaan dhalinta xiiseesa heesaha kuwiii hore iyo kuwii dhexe iyo kuwii dambe ay ku diyaaryihiin waxaa kaloo studiyaha ku diyaara sida filimada iyo ruwaayada hadaba ha moogaan wadani studia somalia gaar ahaan buula hubey
Mogdisho , Somalia
magaca istudio oo logumacdaray fananka dad yar ee aj ah milkiilaha studio gan waxaana kahelesaa duubista codoodka fanaaninta ama heesihi hore iyo kuwa danbaba si qaasa muusic hadii aad rabtu in laguutumo ama cud lagaaduubo lasoo xariiri aj 07904581653 ama
london , United Kingdom
dhamaan macaamiisha sharafta leh ogeynsiis
waxaa mar dhaw lagu furey studio cusub oo lamagac baxey cigo, cigo studio waxaa ka heli kartaa heesihii hore kuwii danbe iyo aflaanta bareynkan kuwa hindiga iyo african magic macaasha kusoo dhawaada gacmo furan 27732967237
bellville south , South Africa
wuxuu kasoo horjeeda photo cajab gaar ahaan dhinaca gaalbeedka
burco , Somalia
waxaa iska leh cumar celi
wuxuu ka soo horjeedaa
dressman shop ceterka magaalada
norrbotten boden , Sweden
DJIBOUTI.Q .4 AV 26
tel:00253-855970
DJIBOUTI , Djibouti
Wuxuu kuyaalaa magaalada shiikh wuxuu kasoo horjeedaa xarunta xanaanada xoolha ee shiikh waxaan iska leh Bashiir Cumar Warsame
Shiikh , Somalia
wuxuu kuyaalaa magaalada buuhoodle gaar ahaan xaafada sweeto ee udhaxaysa xuduudka somaliaðiopia wixii faah faahina kalaxiriir
tel:2522496532
buuhoodle , Somalia
waxuu guu yaala jiinja rod
0791553805
kampala , Uganda
183 Haldon St Lakemba 2195 NSW Australia.
Tel:0061485972359
Mobile:00612875499135
Mnger. Ahmed jacayl
SYDNEY , Australia
Sharaf studio waxa uu ku yaalaa magaalada jowhar gaar xaafada Hanti Wadaag Laanta 1.aad Jowhar internet Sharaf Studio waxad kalo ka heleysaa fqaadista sawirada deg dega ah iyo weliba film editing and web design hadaba wixii dheeri ah kala xiriir Maamulaha Sharaf Studio Abdul Wahab Mohamed Da'ud (Abdi Sharaf)Mobail Number:0615521200/614042/211016
Jowhar , Somalia
Wuxuu ku yaala xaafada xero awr waxaanu ku yaalaa inta udhaxaysa hargaysa bussniska iyo goolada
Hargaysa , Somalia
tilmaam ahaan studiyaha waxaa uuku yalaa suuqa meeta-meeta gaar ahaan meeshii horee ee ahaan jirtay shaleemada lagu magacaabo xabadoow
mandera , Kenya
SAFARI STUDIO WAXUU KU YAALA MAGALADA MINNEAPOLIS, EE GOBALKA MINNESOTA. WUXUU KU YAALA SUUQA WEYN OO KA FURAN MAGALADA MINNEAPOLIS. WAA SUUQA KARMEL. HAA MOOGAANINA CINWAANKA WAA 2940 PILLSBURY AVE S MINNEAPOLIS, MN 55406
MINNEAPOLIS, MN , United States
waxa uu ku yaala br tamaha wadada cajab ee loo kala maro dekada iyo wadada dheer
tell 4412476/9105418
berbera (dekada) , Somalia
Waxa uu ku yaalaa xaafada Xero-Awr agagaarka hargeisa business center amaba waxa uu ku naban yahay xarunta shirkada African online, himilaaya studio waxaa uu kuula diyaar yahay habaynta qurxinta iyo qaabaynta sawira ama video ga soo sarista album da wixii faa fahin dheraad ah kala xidhiidh tell: +252 2 4145967
HARGEISA , Somalia