Waxaan helnay 118 Studio oo kuyaala
waxaa uu ku yaalaa xaafada RINKEBY ee somalidu ku badantahay.
STOCKHOLM , Sweden
wacays studio waxa uu ku yaalaa xaafada axmed dhagax agagaarka dugsiga hoose/dhexe ee axmed guray.waxaad ka heli kartaa heesihii hore kuwii dhexe iyo kuwii dambe .quraan iyo xadiis duubista aroosyada soo saarista heesaha filimada dhaqanka ah iyo maaweelada caruurta oo maqal iyo muuqaalba ah
tell:0025224102853
hargaysa , Somalia
banaadir studio waxa ow ku yaalaa magalada cepe town gaar ahan bellvil wadada dar ban vil studiyah wax oow idin haya heeso xayi sida kuwii hore iyo kuwii dhexe telfoon 0788208196 ama email japan.anc88@hotmail.com
cepe town , South Africa
waxa ookuyaalaa madiina gaar ahaan kasoo horjeedka macmacaanka ama xaaji gaaboow wixi dheeraad ah nalasoo xariir tel..15618089 ama...15882372
muqdisho , Somalia
Istudio bakaraha waxad ka heleysan dhaman adegyada kala ah duubista aroosyada qadida sawirda dubista cajaladaha heesaha somaliga ah dhaman kuwi hore iyo kuwii danbe flimanta hindiga ah iyo marekan afsomali ah... Wixii fahfahin ah waxad kala so xiriri kartan mamulaha studio bakaraha bashka telfonkan 0833330687 emailka ah amniga@hotmail.com
Johansberg , South Africa
Waxaa uu Ku Yaalaa Darban Road Ka soo Hor Jeedka Majidkii Hore iyo Dhismaha Khan Studio waxaa uu kuu Hayaa Filimada Cusub Kuwii Hore , HEESIHII HORE, IYO KUWII DANBE , SAMEYNTA CANJALADA HALEESAN OO DAARMI WAAYAY WAA LAGU SHAQEYSIIN QURXINTA XAFALDAHA , AROOSYADA HADABA HA MOOGAAL cali-kamiin Studio
Tel No: 0731744984
Cape Town -Bellville , South Africa
studio boys zone waxuu ku yaala agagaarka staziyoonaha smn studio boys zone waxaad kaheleysaan heesihi hore iyo kuwi danbee waxaad kaloo kaheleysaan filimada studio boys zone waxaa kugu soo dhawenayo mamulaha studiyaha mr abdi mudalib hadii ad ubaahantihiin waxaa kala xariri kartan tel 3461039795 ama warsanstar05@hotmail.com
firenze , Italy
studiyaha waxa u ku yala xafada borgo panigale waxu u dhawyahay stazinoe borgo panigale
bologna , Italy
studio yahan wuxuu kuyala jabal amman gaar ahan dawaara al awal wuxuu udhaxeeya safarada ciraq iyo faqrudiin hotel halkas oo ay idinku soodhaweyn doonan gabdho qibrad uleh duubista waxadna kaheli kartan heesihi hore iyo kuwa casrigaba gacmo furan ku so dhawaada waxad nagala soo xiriiri kartan tell :00962797279153
amman , Jordan
KA SOO HORJEEDKA CULG PALACE EE SARTA SHARIIFKA TEL:0717611821
NAIROBI , Kenya
heegan studiow waxa uu kuyaalaa bellvil gaar ahaan ka soo hor jeedka mr.socoks ama xawaalada olompic kasoo horjeedkeeda wuxuu idiin diyaariyay qalab farabadan sida qurxinta sawiryada aroosyada. duu bida filimada iyo canjaladoyin kala cayn ah marecanka hindi af somali ah ruwayadoyinkii ukudambeyay ku wiihore luwii dhaxe hadaba kala xiriir ciyariyahanka da,da yar mahamed arshavin
bellvil , South Africa
Studio wuxu kuyaalaa nairobi gaar ahaan xaafada soomaalida ay degto ee islii gar ahan jam street, wana studio cusub oo dhawan laga furey ee fadlan ha moogan mel walba oo ad jogto gacmo furan kuso dhawoow.
fadlan kala soo xiriir: tel:
0721693821 ama 0726212298
Nairobi , Kenya
Wuxu ku yaala degmada yaaqshiid agagaarka ceel-maxa baare ama baar-kiish wixi faafaahin ah kala soo xiriir tel 0615423544 ama tel 062394469
Mogadisho , Somalia
studio qardho waxa uu kuyala magalada qahira gaar ahaan madinatu nasar xatada xayi cashir dhanka midig ee suqu siyaradka waxa uu ka soo horjeda wadada gamaca ama nagala soo xariir telka maamulaha studiyaha [yusuf ali guul ]20163568422 ] isaga aya gacma furan idinku so dhaweynaye mahad sanidiin
cairo , Egypt
Waxa uuku yaalaa shirkada caalamiga ah telcom kasoo horjedka wadada ween tel:62360255
Hargeeysa , Somalia
studio durdur waxaa ku yaalla badhtamaha suuqa somalida ee baanadir waxad kala xiriir karta 6145895525 iyo 6145895441 iyo email naassirg@hotmali.com
ohio , United States
waxa uu ku yaalaa badhtamaha magaalada Hargeysa wuxuu dhinaca koonfurta ka xigaa saldhiga dhexe iyo Gandi library,waxaad ka helaysaa heesii hore kuwii dhexe iyo kuwii ugu dambeeyay waxa intaa dheer duubista camerada qurxinta aroosyada soo saarida albumada cusub maqal iyo muuqaal gabayada iyo dhamaan suugaanta somalida
Hargeisa , Somalia
aflaam somali iyo english majaajilo madadalo maaweel dubitaan aroos sharaxid sawir movies heeso nooc walba kuwii hore iyo kuwi danbaba Qura'n muxaadaro diniya qasaaid sheekooyin wm' tell 07506425493 ' hadad u bahan tahay aqal rinjiyan marmar dhigid kabadh xidhid daqad samayn daahyo lagu xidho wax kasta kala so xidhidh wanaajiye STUDOI O KU YALA SMEAL HEATH BIRMINGHAM
Birmingham , United Kingdom
Hargeysa Studio an Art's & Entetainment Center.
Waa xarun lagu keydiyo fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed guud ahaan, Marka laga soo bilaabo 1938 to now, waxaadna ka heli kartaa wax yaabo badan oo aad iyo aad kuu cajab gelinaya oo aadan meelkale aadan ka heli karin.
Hargeysa studio wuxuu ku yaalaa Wadada dheer ee isku xidha Phoeinx iyo Scottsdale
ciwaankuna Waa 4310 E McDowell Rd, Phoenix AZ-85008
Phone (602)466-8788 ama (602)368-5055 Fax (602)368-5065
web.www.hargeysastudio.com
Phoenix Arizona , United States
studioyahan waxaa uu ku caan baxay soo dhawayn sare iyo adigoo sifudud ku helaya wax walboo quseeya studioyaha waxaana studioyaha masuul ka ah ama xasan axmed abdalle(basshi) oo wada lambarka ah 742870 ama e-mailka kala xiriir ilyaas_x@hotmail.com ama e-mailka kale ee yaxye-570@hotmail.com waxaa uuna kuyaalaa xaafada hanti wadaag ee magaalada garowe hadaba ugu tag soo dhawayn sare qiimo kuraali galiya halgan studio
garowe , Somalia